Wadamada Afrika uu soo gaaray Cudurka Caronavirus oo la shaaciyay (Akhriso)

Midowga Afrika ayaa qoraal kooban uu soo saaray ku shaaciyay wadamada Afrika ee lagu arkay cudurka halista ah ee Caronavirus , cudurkan ayaana ah mid dunida kusii faafaya dad badana dilaya. Qoraalka kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in lix wadan oo kuyaala Qaarada Afrika lagu arkay dad qaba cudurka Coronavirus, kuwaa oo la … Continue reading Wadamada Afrika uu soo gaaray Cudurka Caronavirus oo la shaaciyay (Akhriso)